• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marko oo dib loo furay

September 25, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgallo baraan kawada gobalada dalka gaar ahaan gobalka Shabelha Hoose ayaa ku guuleystay in ay dib isugu furan wadada xeebta dhacda ee isku xirta Muqdisho iyo  Marka.

Abaanduulaha ciidanka xoogga Soomaaliyeed Jen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in  Al shabaab ay ka saareen deegaano dhaca xeebta, waxaana uu balan qaaday in amaanka waddadaasi ay ka shaqeyn doonaan.

Kooxda Al shabaab ayuu sheegay Abaanduulaha in ay dhibaato ka geysan jireen jidka u isku xera magaalooyinka Muqdisho iyo Marka isagoo balan qaaday in howlgallada looga adkaanayo kooxdaasi ay sii socon doonaan.

Deegaanada kala ah Gendershe, Dhanaane, Jilib, Marka iyo deegaano kale ayey la wareegeen ciidamada dowladda maalmihii la soo dhaafay kuwaa oo ku hubeysan gaadiidka Gaashaaman iyo qoryaha calculus.

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In