• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, January 26, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Akhriso: kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha waxyaabihii ka soobaxay

September 26, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa maanta magaalaad Muqdisho lagu qabtay kulanka billaha ah ee gudiga dhaqaalaha (FGC meeting) waxaana shir gudoomiyay Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.

Kulankan oo bishiiba mar la qabto ayaa diiradda lagu saaray wax waxyaabihii guddiga u qabsoomay iyo caqabadihii ka horyimid tan iyo markii la dhisay Guddigan.

Sidoo kale kulanka ayaa diiradda lagu saaray soo kabsashada dhinaca dhaqaalaha ee dalka waxaana wasiir Bayle uu sharaxaad ka bixiyay sida ay wasaaradda Maaliyadda kaga go’antahay in la fariisiyo dakhliga dalka.

Dhawaan ayeey aheyd markii hay’adda lacagta aduunka ee IMF ay shaaca ka qaaday in Dowladda Sooomaaliya ay buuxisay dhammaan 27-dii shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee (IMF) uu ku xiray si deymaha lagu leeyahay looga cafiyo.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ku khaarijiyay xubno katirsanaa Al shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ku khaarijiyay xubno katirsanaa Al shabaab

January 26, 2021
Maamulka Gobalka Banaadir oo qorsheynaya inuu la wareego xarumaha caafimaad ee ku yaala Muqdisho

Maamulka Gobalka Banaadir oo qorsheynaya inuu la wareego xarumaha caafimaad ee ku yaala Muqdisho

January 26, 2021
Christiano Ronaldo oo diiday heshiis ku kacaya 6 Milyan oo Doller oo Sacuudiga u soo bandhigay

Christiano Ronaldo oo diiday heshiis ku kacaya 6 Milyan oo Doller oo Sacuudiga u soo bandhigay

January 26, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In