• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo ka hadashay xiisadda u dhaxeysa  Falastiiniyiinta iyo Israa'il

September 26, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xaaladda nabadeed ee bariga dhexe ayaa aad looga deeriyay waxaana jirta in dad badan oo shacab ah ay u dhinteen xasaradaha u dhaxeeya Falastiiniyiinta iyo Israa’iil.

Ergeyga gaarka ah ee Qararamada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe Nikolay Mladenov  oo warbaahinta  la hadlay ayaa waxa uu sheegay in faraha ay ka sii baxeyso xiisadda ka taagan dhulka Falastiiniyiinta oo ay ka dambeeyeen ciidamada Israa’il.

Waxaana suuragal ah in dagaal culus uu dhexmaro ururka Xamaas iyo ciidamada Yahuuda kuwaa oo salka ku haya gardarrada cad ee taliska Israel ku hayaan shacabka reer Falastiin.

Mr Mladenov ayaa xusay in istaraatijiyada madaxwaynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas, ee ah in la helo dal ay Falastiin leeyihiin iney abuuri kart halis ku jirto.

Dadaalka uu waday Maxamuud Cabas ayaa lamaja xaabiyay oo ahaa in wadaxaajood lagu dhameeyo arrinta Falastiiniyiinta.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In