• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 28, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo mudnaan gaar ah siinaya Ololaha dalxiiska Caasimadda+Sawirro

September 27, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow oo xeebta dagmada Xamar Jajab kaga qeyb galay barnaamij ka mid ah Olalaha Dalxiiska Caasimadda Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in si gaar ah uu ugu shaqeyn doono sidii Soomaaliya loogu soo dalxiisi lahaa.

Waxaa barnaamijkan soo agaasimay waaxda gobalka banaadir u qaabilsan dalxiiska iyadoo lagu casuumay gudoomiyaha gobalka Banaadir waxaana ka soo qeyb galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee Muqdisho ku noolo.

“Dalxiisku waxa uu astaan u yahay nabadda iyo horumarka bulshada, waa farriin cad oo ku wajahan argagixisada doonaysa in ay niyad jabiyeen shacabkeenna, muuqaal khaldanna ay ka bixiyaan dalkeenna.”

Caasimadda Muqdisho ayaa  caan ku ahayd goobo badan si weyn loogu soo dalxiis tagi jiray ku dhawaad 30 sano ka hor, waxaase hadda muuqda in howlahaasi dib loo soo celinayo iyadoo dalka uu ka soo kabanayo dhinacyo badan oo saameyn ku yeeshay burburkii dalka.

Cuntooyinka dhaqanka ah u dadka Soomaaliyeed, hiddo iyo suugaan ayaa lagu mashxaradeeyay kulankii dalxiiska ahaa ee Eng Yariisoow uu kula qaatay xeebta dagmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In