• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maamulka Hirshabelle oo u digay shacabka daga gobalka Hiiraan

September 29, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamulka cusub ee gobalka Hiiraan oo katirsan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle  ayaa soo saaray digniin ku socota dadka daga magaalooyiinka iyo deegaanada kala duwan ee gobalka Hiiraan taa oo la xiriirtay arrimo in muddo ah soo jiray.

Guddoomiyaha  Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Yuusuf Dabageed) ayaa digiin u diray dadka maxkamada u doonta deegaanada ay maamulaan Al shabaab, waxaana uu sheegay in talaab sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonaan.

Dabageed ayaa tilmaamay in uu aad ula socda xaaladda Gobalka Hiiraan oo dad badan maxkamaddo u doontaan Al shabaab waxaana uu balan qaaday in lacag ganaax ah oo cadadkkedu dhanyahay 5,000 oo doller in laga qaadi doono qofkii lagu helo inuu Shabaab u cadaalad doontay.

Mar uu ka hadllayay deegaanada Al shabaab kaga sugan yihiin gobalka Hiiraan ayaa waxa uu tilmaamay in ay weerar ku qaadi doonaan islamarkaana ay ka saari doonaan meelaha ay kaga sugan yihiin  Hiiraan.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In