• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Zinedine Zidane oo qaaday talaab u suura gelin karta inuu noqdo Tababaraha Manchester United

September 29, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tababarahii hore Real Madrid Zinedine Zidane ayaa baranaya luqadda Ingiriiska si ay ugu noqoto dalab hordhac ah uu ku raadinayo shaqada kooxda Manchester United sida ay sheegayaan warbixinada ka imaanaya dalka Ingiriiska.

Wargeyska The Sun cadadkiisii maanta ayaa lagu daabacay in Zinedine Zidane uu isku arko badalka ugu macquulsan ee Mourinho kaas oo loo badinayo in laga ceyriyo shaqada kooxda maadaama uu dhexda ka galay isku dhacyo u la galay qaar ka mid ah ciyaartoydiisa.

Sidoo kale warbixinada qaar ee la helay ayaa sheegaya in Zidane uu iska diiday dhawr dalab oo uu ka helay kooxaha qaaradda yurub, wuxuuna u arkaa inuu ku jiro qorshaha United ee mustaqbalka dhaw.

46-jirkaan reer France ee aduunka ka yaabsaday saddexdii sano ee lasoo dhaafay ayaa riyo u arka inuu fariisto kursiga keydka garoonka Old Trafford, waana kan ugu hadal heynta badan inuu booskaas helo hadii uu meesha ka baxo macalinka reer Portugal.

Dhanka kale wargeyska Independent ayaa qoray in kooxda Barcelona ay dooneyso xiddiga gadoodka ah ee Paul Pogba kaas oo ay isku dayeen intii lagu jiray xagaagii laga soo gudbay, mar kale ayeyse tallaabo u qaadi doonaan bisha January.

Mustaqbalka Paul Pogba wuxuu ku xiran yahay joogitaanka Jose Mourinho iyo sida mar walba loo xaliyo khilaafka ninkaas kala dhaxeeya, maamulka kooxda ayaana dooneysa iney ilaashadaan xiddigooda ugu qaalisan ee qiimaha sare ku yimid Old Trafford sanadkii 2016.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

April 19, 2021
Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

April 19, 2021
Drjalaaludiin oo ka hadlay cirbado maandoriyaal ah oo dhalinyarada isku duraan

Drjalaaludiin oo ka hadlay cirbado maandoriyaal ah oo dhalinyarada isku duraan

April 18, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In