• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo furay mid kamid ah masaajidda ugu weyn ee Yurub

September 30, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxwaynaha Turkey Rajap Dayyip Erdogan ayaa furay  mid kamid ah masaajiida ugu weyn magaaladda Cologne ee dalka Germany iyo Yurub inteeda kale , sida ay sheegtay warbaahintu.

Hadal uu ka jeediyay xafladda furitaanka ayaa madaxweyne Erdogan uu ku sheegay in Islaamku uu yahay diin nabadeed, oo meelna aynan kasoo galin argagixisada,isaga oo aanan wax xiriir la lahayn ururka ISIS iyo ururada la midka ah.

Waxa uu sheegay in masjidka Cologne  uu yahay mid diidan iska hor’imaadka, cadaawad iyo argagixisada,waxana uu muujiyay rajada uu ka qabo in maamulka Germany oggollaan doono furitaanka mashaariic la mid ah kan magaalooyinka kale.

Erdogan ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay baahida loo qabo in muslimiintu ay dhistaan xiriirkooda sida ay ugu habboon tahay habka waafaqsan Xadiiska Nabiga(SCW) ee ah, “Muslimku waaka gacantiisa iyo afkiisu ay ka nabad galaan Muslimiintu”.

Masjidkan ayaa waxa uu ku yaallaa meel xarun uu ka dhisay Ururka Islaamka ee Turkey ee Arrimaha Diinta, oo xiriir dhow la leh masuuliyiinta Turkey-ga waxa Masjidkan laga dhisay sibidh iyo muraayaddo,waxana jooga minaaradiisu ay gaarayaan 55 mitir, halka wareega qudbigiisu uu yahay 36 mitir,waxana uu ku fadhiyaa 4,500 mitir,kaasoo loo qaabeeyay si uu noqdo summad furfurnaanta, sida uu sheegay Paul Baum oo ah engineer ka dhisay .

Wakaaladda wararka ee AFP ayaa sheegtay in masjidku uu qaadayo kumanaan qof oo dadka ku cibaadaysanaya.

Masjidka oo banaanka laga sawiray
Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adda TIKA iyo ganacsato Turkish ah

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adda TIKA iyo ganacsato Turkish ah

January 27, 2021
Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

War Saxaafadeed deg deg ah ku saabsan doorashooyinka dalka

January 27, 2021
Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

January 27, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In