• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Maxey tahay sababtii keydka loo geliyay Lionel Messi & Sergio Busquets Kulankii Athletic Bilbao?

September 30, 2018
in Ciyaaraha
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Barcelona ayaa barbaro 1-1 ah gurigeeda Camp Nou kula gashay kooxda Athletic Bilbao, waxeyna aheyd markii labaad oo ay kooxda reer Catalan dhibco lumiso kulamada horyaalka fasalkaan, qof walba wuxuu dhaliilay doorashadii tababare Ernesto Valverde ee kulankii shalay balse si adag ayuu isku difaacay.

Valverde wuxuu go’aan ku gaaray inuu isbadalo badan sameeyo kulankii Bilbao, waana kooxda lumineysay 14-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay soo booqato garoonkaan, wuxuuna macalinka reer Spain aaminsan yahay in go’aamadiisa ay u fiicnaayeen kooxdiisa.

Hadal uu saxaafadda siiyay tababaraha ayaa sidan ahaa “Marka aan go’aanka qaadanayay, waxaan ku fakaray waxa u fiican ciyaartoydeyda iyo kooxdeyda” ayuu yiri tababare Ernesto Valverde oo la hadlayay saxaafadda kadib kulanka.

“Waxaan go’aanka qaataa ka hor intaan la ciyaarin, ma qaato go’aamada kadib kulanka ama dibna uguma noqdo”

“Taageerayaasha waxey go’aansadaan waxa ay ku fakareen iney haboon tahay, balse waxaan u baahanahay inaan ku fakaro waxa u fiican kooxdeyda”

“Masuuliyadda wa dhankeyga, waxaan leenahay 10-maalmood afar kulan, waxaan u maleynayaa in Leo iyo Busquets aan nasiyo inagoo og inaan wajaheyno kulan aad u adag arbacada”

“Waan ogaa inuu ahaa go’aan qatar leh, balse hadii aan wax fician sameyn laheyn, sheekooyinkaas ima aadan weydiiseen”

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
C/xakiin Dhagajuun

Odiyaasha Gudoomiyahii degmada Hodan oo go’aan qaatay iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo eedeyn u jeediyay Cumar Filish

January 21, 2021
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In