• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, March 7, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Shaqsiyaad ku eedeysan masuq maasuq oo markale ka soo muuqday Maxkamadda Gobalka Banaadir

September 30, 2018
in Wararka
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dacwad ciqaabeed loo haystay 9 Eedeysane oo ka shaqeynaayay waaxda Canshuuraha Dekada Magalaada muqdisho ayaa la hor keenay maxkamadda Gobalka Banaadir Taariikhdu markey aheyd 29/09/2018 kuwaa oo la sheegay iney lunsadeen hanti Dowladeed Gaar ahaan waaxda Canshuraha Dekada Magaalada Muqdisho.

Garyaqaan Muuse Macallim ayaa furay maxkamadda oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxaana halkaasi uu ka aqriyay eeda loo heysto dhamaantood, waxaana sidoo kale goobta ku sugnaa qareenada difaacaya Eedaysanayaasha.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in ay Maxkamaddu xiran tahay kana soo saari doonto Qaraar sidoo kale waxaa dib laga soo sheegi doono dhagaysiga dacwada inta ka harsan.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In