• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Maamulka Gobalka Banaadir oo la wareegay garoonka Minishiibiyo

October 1, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, xubno katirsan labada aqal ee baarlamaanka iyo mas’uuliyeen kale ayaa ka qeyb galay munsabad  Maamulka Gobalka Banaadir uu kula wareegay garoonka Minishiibiyo ee degmada Warta nabadda.

Abuukar Maxamed Shiikh oo ah Guddoomiyaha Naadiga Banaadir SC ayaa waxa uu sheegay in  garoonkan ay maamulkiisa hayeen 28 sano ee lasoo dhaafay, waxaana uu tilmaamay in uu ku faraxsan yahay in dowlada Hoose ee Xamar in  ay maamulka Gobolka Banaadir ku wareejiyaan.

Garoonka Minishiibiyo oo kamid ah garoomada ugu faca wayn ee kubada cagta lagu ciyaaro ayaa xarun tababar u ahaan jiray Naadigii Dowlada Hoose , basle kadib burburkii xukumadii dhexe ee dalka waxaa xarun uu u ahaa naadiga Banaadir Sports Club.

Guddoomiye Gobolka oo xaflada ka hadlay ayaa u mahad celiyay dadkii ku dadaalay in garoonkan uu ka badbaado inuu u gacan galo dad aan bahda Isboortiga ka tirsanayn waxuuna maamulka degmada iyo kan Naadiga Banaadir SC uga mahad celiyay juhdii ay ku bixiyeen.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

January 24, 2021
Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

January 24, 2021
Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

January 24, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In