• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo soo gabagabeeyay dood muddo socotay

October 1, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii sagaalaad ee kalfadhiga afaraad waxa ay kaga doodeen xeer hoosaadka Golaha oo ay horay uga yeeshen ilaa saddex kulan.

Kulanka waxaa shir  guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan waxa ayna si aad ah kaga doodaeen xildhibaanada wax ka bedelka xeer hoosaadka baarlamaanka.

Xildhibaanada qaar ayaa soo jeediyay in ka mid noqoshada xildhibaannada iyo  golaha wasiirada laka saaro, si meesha looga saaro in xikdhibaanku wasiir noqdo, maadaama xildhibaanku shaqo ku filan haysto dayacaad badanna ay jirto oo xitaa kooram la aanta xildhibaannada ay sabab u tahay xildhibannada badan oo wasiirada noqda.

Intaas kaddib guddoonka Golaha Shacabka oo kulan-ka soo xiray ayaa xildhibaannada ku ammaanay sida ay u soo xaadireen kulanka isla markaana waxa uu kula taliyay in aysan dhicin in kulan kale uusan u baaqan kooram la’aan sidii dhacday kulankii 7-aad ee kalfadhigaan.

Bandhiga Media 2018

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

January 23, 2021
Turkiga oo Soo Bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

Turkiga oo soo bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

January 23, 2021
Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

January 23, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In