• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 28, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya madaxda Dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada

October 2, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda walaalaha ee Jabuuti oo si dhaw ula socota xaaladaha ka taagan Soomaaliya ayaa ka hadashay khilaafka soo kala dhex galay dowladda Federalka iyo maamul Goboleedyada dalka.

Saleebaan Daahir Bile waxa uu kamid yahay Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Jabuuti waxa uu sheegay in  dowladda Jabuuti ay diyaar u tahay iney Soomaaliya ka qaadato kaalinteeda wanaagsan,  waxaana mudadii dhibaatada ay heystay Shacabka Soomaaliyeed ay kamid aheyd Jabuuti dowladaha aad u daneeya horumarka Soomaaliya

Xildhibaanka ayaa sheegay in muhiimad gaar ah leedahay in madaxda Soomaalida heshiiso si  xal waaro loo gaaro isagoo intaa ku daray in ay gacan ka geysan doonaan xalinta khilaafka u dhaxeeya Dowladda Dhaxe iyo maamul goboleedyada.

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Deg Deg: Dowladda Federalka oo ka hor timid guddiyada ay magacaabeen Puntland iyo Jubbaland

Deg Deg: Dowladda Federalka oo ka hor timid guddiyada ay magacaabeen Puntland iyo Jubbaland

January 28, 2021
Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

January 28, 2021
Golaha Midowga Musharaxiinta oo kulan deg deg ah ka yeeshay caburinta dowladda

Akhriso: War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Murashaxiinta oo looga hadlay arrimaha doorashada

January 28, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In