• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo baaq soo saaray

October 2, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddiga joogtada  Aqalka Sare oo ku howlan xalinta khilaafka kala dhaxeey Dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada Dalka ayaa soo saaray Baaq ku aadan sidii loo xalin lahaa khilaafka mas’uuliyiinta Galmudug u dhaxeeya.

Qoraalka golaha aqalka sare ee maanta uu soo saaray ayaa sidan u qoran:

1: Guddiga joogtada ah ee aqalka sare wuxuu ugu baaqayaa mas’uuliyiinta Galmudug in la ilaaliyo midnimada iyo wada shaqeynta hey’adaha dastuuriga ah, lana soo celiyo wada shaqeyntii ay hey’adaha lahaayeen ka hor khilaafka haatan jira.

2: Guddiga joogtada ah ee aqalka sare wuxuu ku wargelinayaa dhammaan dhinacyada khilaafka Galmudug;

3: In marnaba aan la aqbali karin inay sii socdaan dhaq-dhaqaaqyada lagu burburinayo hoggaanka hey’adaha dastuuriga ah ee Galmudug(xukuumad iyo baarlamaan) iyada oo golaha aqalka sare uu ku jiro dadaalo ku dhex-dhexaadinayo dhinacyada khilaafka Galmudug isla markaana aqalka uu garwadeen ka yahay sidii loo heli lahaa xal waara oo ay wada gaaraan dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

4: Dhex-dhexaadinta aqalka sare waxaa ay ambaqaadeysaa midnimada iyo wadajirka hey’adaha dastuuriga ah ee Galmudug, sidaasi darteed, waxaa saameyn ku yeelan meyso xil ka qaadis horay u dhacday iyo kuwoo soo socda.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adda TIKA iyo ganacsato Turkish ah

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adda TIKA iyo ganacsato Turkish ah

January 27, 2021
Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

War Saxaafadeed deg deg ah ku saabsan doorashooyinka dalka

January 27, 2021
Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

January 27, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In