• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Maxey tahay sababta Adrian Mutu loogu amray inuu bixiyo 15.2 Malyan Oo Pound?

October 3, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Weeraryahankii hore Chelsea Adrian Mutu ayaa lagu amray inuu siiyo Chelsea adduun dhan 15.2 Malyan oo Pound kadib markii laga diiday racfaankii uu u gudbiyay maxkamadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub, marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano (ECHR).

Xiddigii hore qaranka Romania kaas oo haatan 39-jir ah ayaa laga ceyriyay kooxda Chelsea sanadkii 2004 kadib markii laga helay inuu isticmaalay dawooyinka awoodda kordhiya, waxaana lagu riday ganaax dhan 7-bilood oo kaga yimid hay’adda FIFA.

Maxkamadda xalinta khilaafaadka ciyaaraha ee (CAS) ayaana ku amartay inuu gudo dhaawacii uu u geystay Chelsea maadaama uu jabiyay heshiiskii uu kula jiray ee dhamaanayay 2009, intaas kadib Mutu wuxuu ku eedeeyay maxkamadda (CAS) ineysan aheyn mid dhex-dhexaad ah maadaama uu xiriir ka dhaxeeyo mid ka mid ah qareenada Blues iyo milkiile Roman Abramovich.

Si kastaba maxkamadda ECHR ayaa si hordhac ah u heshay in Mutu uusan cadeyn eedeymaha markii uu kasoo gudbinayay, waxaana sanadkii 2010 la helay iney Chelsea ku guuleysatay kiiska.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

April 20, 2021
Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

April 19, 2021
Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

April 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In