Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka oo intoda badan uu khilaaf kala dhaxeeyo ayaa waxa ay soo saareen war-saxaafeed ay kaga hadlayaan xildhibaanada Aqalka Sare, waxaana ay diiradda ku saareen khilaafka u dhaxeeya madaxda Galmudug.
Halkan ka Akhriso War murtiyeedka.