• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo heshiisiiyay maleeshiyaad uu dagaal ka dhaxeeyay Lix sano

October 8, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in heshiisiiyaan  Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada Marka ee Xarunta Shabeellaha Hoose.

Maleeshiyo beeldyada ayaa ku jiray dhufeys iyo aag dagaal lixdii sano ee la soo dhaafay waxaana ciidamadda dadaal dheer kadib ay ku guuleysteen in ay isugu keenaan barxad weyn oo ku taala bartamaha magaalada Marka.

Saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka ayaa ka dalbaday labada dhinac iney ilaashadaan nabadda iyo dowladnimada si loogu midoowo dagaalka Al shabaab.

Dhibaato iyo nolol xumi ayeey ka dhaxleen labada dhinac intii ay colaadda ka dhaxeysay sida ay sheegeen horjoogayaasha labada dhinac waxaana ay balan qaadeen in ay ka shaqeynayaan horumarinta deegaankooda iyo xoojinta isku duubnida bulshada magaalada Marka.

Shacabka magaalada Marka ayaa isugu soo baxay fagaareyaasha magaalada si ay u muujiyaan dareenkooda farxadeed ee ku aaddan heshiisiinta dadkan walaalaha ah iyo dib u soo celinta isu socodka magaalada.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

April 20, 2021
Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

April 19, 2021
Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

April 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In