Duruusteena texanaha ah ee aan kaga hadleeno (” Islamka Iyo Nolosha” oo warbaahinta Bandhiga Media idiin soo tabiso waxa aan uu Sheekh Cabdullahi Xuseen Fanax kaga hadli doonaa “Istikhfaarta”
Duruusta ayaa diiradda lagu saari doonaa ahmiyadda ay leedahay sida ay Isktkfaarta u wanaagsan tahay waxaana Shiikha uu bayaani doonaa sida dambi dhaaf loo sameeyo.