Warbaahinta Bandhiga Media oo wada duruus taxene ah oo ay ugu talagashay dadweynaha ku xeran ayaa ciwaankeedu yahay” Islamka Iyo Nolosha”.
Waxaa duruustan diiniga soo jeedinaya Sheekh Cabdullahi Xuseen Sheekh Fanax waana xalqadii Saddexaad waxaana uu Sheekha kaga hadli doonaa Istaqfaarta iyo sida qofka Muslimka looga aqbali karo iyo faa’idada ay leedahay.