• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Saraakiisha Booliska dalka oo la faray dardar-gelinta adkeynta amniga Muqdisho

October 11, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shir ay isugu yimaadeen saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliyeed ee dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay dardar gelinta howlaha amniga ee Muqdisho.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko”  oo  shirka Khamiislaha ah ee Ciidanka Booliska ka qeyb galay ayaa ciidanka booliska faray dardar gelinta Shaqada iyo adkeynta Nabad gelyada.

Taliye ku-xiggeenka Booliska S/guuto Zakia Ahmed ,Madaxda hoggaanada iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa sidoo kale shirka ka qeyb galay.

S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo shirka ka hadlay ayaa Ciidanka Booliska ku ammaanay dadaalka ay ugu jiraan adkeynta Nabad geliyada, isaggoo xusay in Ciidanka Booliska uu hiigsanayo horumar ballaaran, islamarkaana qorshaha Taliska uu yahay in Shacabka Soomaaliyeed ay u jeexaan Taariikh cusub oo waxtar leh.

Bandhiga Media 2018

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In