• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, April 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Soomaaliya oo tartan kaga guuleysatay dalal African Ah

October 13, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Soomaaliya ayaa ku soobaxday tartan codeyn ah oo ay la gashay dalal African ah kuwaa oo raadinayay in ay kamid noqdaan xubinnimada Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey, waxaana Soomaaliya loo doortay xubinnimadaasi muddo saddex sano ah oo ka bilaabaneysa 1 Janaayo, 2019-2021, waxaana ay ku soo baxday 170 cod.

Ergeyga Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Xarunta Qaramada Midoobey ee New York Abuukar Daahir Cusmaan ayaa dadaal dheer ku bixiyay in Soomaaliya xubin cusub ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey.

Koox dalal African ah ayaa Soomaaliya kula tartamayay kursiga Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay kuwaa oo kala ah Burkina Faso, Cameroon, Eritrea iyo Togo, iyadoo Soomaaliya  lagu doortay cod aqlabiyad leh oo ah 170 cod oo ka qeyb ah 193 codeeyeyaal.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In