• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Thierry Henry oo loo magacaabay tababaraha Monaco

October 13, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Halyeeygii hore Arsenal Thierry Henry ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda As Monaco kaas oo kursiga keydka kooxdaas ku fariisan doona ilaa June 2021 sida heshiiska lagu gaaray.

41-jirka reer France ayaa waayahiisa tababaranimo ka bilaabay inuu caawiye u noqdo xulka Belgium isagoo ka hoos shaqeeyay Roberto Martinez, sidoo kalana wuxuu waayahiisa xiddignimo ka caawiyay kooxda Monaco iney hanato horyaalka sanadkii 1997.

Kooxdaan sanadkii 2017 ku guuleysatay horyaalka Faransiiska ayaa fadhisa boosak 18-aad ee horyaalka kadib markii ay qaab xun ku bilowdeen, maamulka kooxda ayaana go’aan ku gaaray iney shaqada ka eryaan Leanardo Jardim.

“Waxey u muuqataa iney qadar tahay inaan waayaheyga tababaranimo ka bilaabayo halkaan” ayuu yiri Henry oo ah gooldhaliyaha ugu sarreeya Arsenal.

Thierry Henry wuxuu sidoo kale kasoo muuqday kooxaha Juventus, Arsenal, Barcelona & New York City. waxaa isbuucii lasoo dhaafay aad loola xiriirinayay shaqada kooxda Aston Villa balse wuxuu doortay inuu qabto xilka Monaco.

“Monaco waxey mar walba u dhawdahay qalbigeyga, si aan caadi aheyn ayaan ugu faraxsanaha in la i siiyo fursadaan, balse waa qasab iney shaqo adag bilaabato”

Kulankiisa ugu horreeya wuxuu leylin doonaa Monaco 20-ka October marka ay la ciyaarayaan kooxda Strasbourg kulan ka tirsan horyaalka, afar maalmood kadibna wuxuu la ciyaari doonaa Club Brugge kulan ka tirsan Champions League.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In