• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Midowga Yurub oo dhinacyo kala duwan ka taageeraya Golaha Aqalka Sare

October 15, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hoggaaminayey agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga iyo Horumarinta Midowga Yurub Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir ah kulan ula qaatay Guddoonka Golaha iyo Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa shir gudoominayay kulanka

Mr. Stefano Manservisi ayaa ammaanay horumarka dalka ka socda gaar ahaan dadaalada xubnaha Aqalka sare ee ku aadan dastuurka dalka,Federaaleynta iyo adkeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobolleedyada, waxaana uu sheegay in ay gacan ka sii doonaan dowladda howlaha ay wado.

Intii uu kulanka socday waxaa diiradda lagu saaray howlaha Aqalka Sare iyo Taageerada laga heli karo midowga Yurub waxaana Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa Midowga Yurub uga mahad celiyay dowrka ay ka qaadanayaan dib u dhiska iyo horumarka dalka.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

January 23, 2021
Turkiga oo Soo Bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

Turkiga oo soo bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

January 23, 2021
Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

January 23, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In