• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyay dilka Wariye Jamal Khashoggi

October 16, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Turkiga ayaa daaha ka fayday in baaritaankii ugu horeeyay ee lagu sameeyay qunsuliyada qoyska Sucuudiga ee Istanbul in ay muujineyso cadaymo la taaban karo oo ku saabsan in dil bahalnimo ah loogu gaystay Weriye Jamaal Khaashuqji gudaha Qunsuliyadda , inkastoo la isku mdayay in la tirtiro cadeymaha hadda la hayo.

Sidoo kale warbaahinta ayaa sheegtay in baaritaankan caddeymaha la helay ay taageereen tuhunka ah in shirqool lagu dilay Khasshuqji .

Dhinaca kale,shabakadda CNN ayaa sheegtay in qoyska Sucuudigu diyaar u yahay inuu qirto dhimashada Khaashuqjii in si khalad ah ay ku dhacday.

Koox Turkish ah oo qaabilsan nabadsugidda iyo xeel-dheerayaal xagga dambi-baarista ayaa galay qunsuliyadda Sucuudiga,waxana Turkey ku eedeeysay 15 xubnood inay ku kaceen dambi dhagar ah.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

January 23, 2021
Turkiga oo Soo Bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

Turkiga oo soo bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

January 23, 2021
Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

January 23, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In