• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxey kawada hadleen Taliyaha Xoogg dalka iyo madaxweynaha Jubbaland?

October 20, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha ciidanka xooga dalka, Jenaraal Daahir Aadan Cilmi [Indha Qarshe], oo gaarey magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa kulan la yeeshay Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe].

Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xalin lahaa mad-madowga soo kala dhexgalay xiriirka dhinaca milatariga ee dowlada iyo maamul goboleedka Jubbaland.

Indha-qarshe oo kahor inta uusan la kulmin Axmed Madoobe la hadlay saxaafadda ayaa daboolka ka qaaday in ujeedka socdalkiisa degaanada Jubbaland oo salka ku hayo dardargelinta gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliyaha iyo hogaamiyaha Jubbaland ayaa la sheegay inay isla meel-dhigeen in arrimaha siyaasada aysan saameyn ku yeelan howlgalada ciidamada, ee kooxda Al Shabaab looga “sifaynayo” gobollada Jubbooyinka.

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Beesha Caalamka oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

C6+ oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

January 20, 2021
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In