• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay hay’ado kala duwan

October 21, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Si bulshada loogu wacyi geliyo dib-u-eegiata Dastuurka dalka waxa ay wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaal manta heshiis ku saabsan sida loo fulinayo Barnaamijyada waxbarashada madaniga ah iyo wacyigelinta bulshada ee Arrimiha Dastuurka la saxxiatay hay’adihii ku guulaysta fulinta barnaamijyadaas .

Wasaaradda dastuurka ayaa sidoo kale wacyi gelin u furtay hay’daha sida rasmiga ah u hergeliyay barnaamjika ay bilowday wasaaradda si ay ula jaan qaadaan hay’adaha iyo wasaaradda Arrimaha Dastuurka.

Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr oo kulanka ka hadlay ayaa sharaxaad guud ka bixiyay muhiimadda  heshiisyada ay wasaaraddu la saxiixatay shirkadaha ku guulaystay fulinta waxbarashada madaniga ah iyo wacyi gelinta dadwaynaha  waxaana uu tilmaamay in sida ay u wanaagsantahay in lala socdo dastuurku u leeyahay iyo in uu la socdo halka uu marayo geedi socodka dib-u-eegista dastuurka.

Gabagabadii waxaa heshiika kala saxiixday wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo hay’adaha kala ah IIDA-oo ku guulaysatay Bulshada Rayidka, Talo-wadaag iyo PUNSAA- Haweenka, IFIYE iyo Somali Youth Vision (SYV)-dhallinyarada, Horn Connect- Ololaha Wacyigalinta Warbaahinta iyo Somali Media Production Center oo ku guulaystay soo saarista video Documentary -ga.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In