• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Antonio Conte oo doonaya inuu noqdo tababaraha koox ka dhisan England

November 1, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wargeyska “The Sun” ee dalka England ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in macalinka reer Talyaani ee Antonio Conte uu xiiseenayo inuu noqdo badalka Jose Mourinho ee kooxda Manchester United.

Wararka ayaa waxay intaas kusii darayaan in Antonio Conte uu xiiseenayo leylinta kooxda reer England ee Red Devils in ka badan Real Madrid.

Wargeysyada dalka Spain ayaa waxay sidoo kale sheegeen in Antonio Conte uu yahay musharaxa ugu cad cad ee la filayo inuu badal u noqdo badalka Julen Lopetegui ee kooxda Real Madrid.

Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inay shaqada ka Ceyrisay tababare Julen Lopetegui Isniintii lasoo dhaafay, iyadoona si ku meel gaar ah haatan xilka kooxda loogu sii dhiibay Santiago Solari.

Sidoo kale waxaa xusid mudan in wargeysyada gudaha dalka Spain ay shaaca ka qaadeen in ay suuragal tahay in Jose Mourinho uu dib ugu laabto kooxda Real Madrid.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
C/xakiin Dhagajuun

Odiyaasha Gudoomiyahii degmada Hodan oo go’aan qaatay iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo eedeyn u jeediyay Cumar Filish

January 21, 2021
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In