• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Duqa Muqdisho oo baaq ujeediyay siyaasiyiinta mucaaradka ah

November 2, 2018
in Sections
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa ka codsaday mucaaradka ku ah dowlada in aysan siyaasadayn arrimaha amniga.

Eng Yariisow ayaa si cad daboolka uga qaaday inay tahay wax anan loo dulqaadan karin in siyaasiyiinta ay buun-buuniyaan kooxda Al-Shabaab, isaga oo ugu baaqay inay ka waan-toobaan.

Duqa Muqdisho ayaa carabka ku dhuftay in shacabka Soomaaliyeed ay fahmeen siyaasiyiintaasi uu ku sifeeyay “qas-wadayaal”, isaga oo xusay in dalka uu waqti xaadirkaan ubahan yahay siyaasi wax dhisaya.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku nuux-nuux saday inay u aqoonsanaya siyaasiyiinta buunbuunisa ficilada Al-Shabaab inay lamid yihiin dagaalamayaasha hubeysan.

Ugu dambeyntii, Gudoomiye Yariisow ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta inay ka qayb-qaateen horumarka dalka, nabadeyntiisa iyo sidii dowladnimada Soomaaliya ay dib ugu soo laaban lahayd.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In