• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Akhriso: Ajandaha kulamada Baarlamaanka labada aqal ee maanta qabsoomaya

November 3, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaanada labada aqal ee Golaha Shacabka iyo kan Aqalka Sare ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, waxaana mudanaayasha Golaha Shacabka ka doodi doonaan sharciyo horyaala oo loo madalsanyahay in ay wax ka badalaan deetana ay ansixiyaan.

Inta uu socdo kulanka Goalaha Aqalka Sare waxa ay ka doodi doonaan labbo ajendo oo kala ah Aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka xuquuqda dheelo tirka siyaasiyiinta dowladda federaalka Soomaaliya  iyo  Sii wadista codeynta ansixin horudhac ah wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka

Dhanka kale Sanatarada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  maanta kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho iyagoo mudeyn doona xiliga ay la kulmayaan Reysul Wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya.

Waxaana Golaha Aqalka Sare kulankooda maanta kaga hadli doonaan:

Diyaarinta ajandaha Kulanka Axadda ee Golaha Aqalka Sare.

Warbixinta Guddoomiyaha shirarkii uu la yeeshay madaxda hay’addah Caalamiga ah

Muddaynta xogwaraysi Golaha la yeesho Raiisal Wasaaraha JFS.

Dhegeysiga soojeedinta Guddiga Haweenka Baalamanka ee Aqalka Sare.

Warbixinta Guddoonka dhexdhexaadintii khilafka DFS & DXDF.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen AL SHABAAB

Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen Al Shabaab

January 20, 2021
Beesha Caalamka oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

C6+ oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

January 20, 2021
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In