• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo xilka ka qaday gudoomiye dagmo

November 4, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamulka gobalka Banaadir ayaa isbadal ku sameeyay Gudoomiyihii Degmada Howl-Wadaag Mudane Cabdikariin Cali Kaar oo xilka laga qaaday waxaana loo magacaabay degmadaasi Mahad Cabdi Caraalle.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisoow ayaa sidoo kale wada qorshe uu xilka uga qaadayo gudoomiye yaasha dagmooyinka gobalka Banaadir sida ay sheegeen warar lagu kalsoonaan karo.

Dhanka kale taliyaha Booliska degmada Kaaraan ayaa sidoo kale xilkii laga qaaday isla markaasne Taliye kale loo magacaabay degmadaasi.

Taliye Cabdi Shiikh Ciise oo kamid ah saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xilka taliyaha booliska dagmada Karaan loo magacaabay, waxaana laga qaaday  taliye Canjeex oo hori u ahaa taliyaha saldhiga Booliska Degmada Kaaraan .

Horumar dhanka amniga ah ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho waxaana isbadalkaan lagu sameeyay Taliyaha saldhiga booliska degmada Kaaraan uu imaanayaa  iyadoo maamulka Gobolka Banaadir uu wado darder cusub oo uu ku doonayo in uu ku xasiliyo amaanka degmooyinka Gobolka uu ka koobanyahay.

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen AL SHABAAB

Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen Al Shabaab

January 20, 2021
Beesha Caalamka oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

C6+ oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

January 20, 2021
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In