War qoraal ah oo ka soo axay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa looga hadlay doorashada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya waxaana ay sheegeen in dowladda Federalka ay faragelin cad ku heyso iyagoo soo dhaweeyay iscasilaadda gudoomiyaha guddiga doorashooyinka maamulka Koofur Galbeed.
Hadalka Maamul Goboleedyada ayaa u muuqda mid ay ku garab istaagayaan Madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan oo cadaadis xoogan kala kulmaya dowladda dhexe.
Akhriso: Warka ka soobaxay G.I.M.G.D: