• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Bulshada Geeska Africa oo aad u hadal heysa khudbad uu jeediyay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya

November 11, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’isalwasaaraha Dalka Itoobiya ayaa mar kale jeediyay khudbad Bulshada geeska Afrika ka dhex abuurtay hadal hayn badan.

Waxaa uu shalay ka hadlayay munaasibadda xarigga looga jarayay Isbitaal loo dhisay maagalada Baxar Daar ee Dalka Itoobiya.

Isaga oo ay garab taaganyihiin Madaxweynayaasha Soomaaliya iyoi Eritrea ayuu Mr Abiye yiri “Itoobiya,Eritrea iyo Soomaaliya saddex madaxweyne masii yeelan doonaan Mustaqbalka dhow”.

Mr Abiye ayaa sidoo kale munaasibadda oo ay ku qalin jebiyeen arday caafiimaadka baratay ku yiri “waa inaad adeeg caafimaad oo bilaash ah ka bixisaan Soomaaliya iyo Eritrea”.

Ra’isalwasaare Abiye Axmed ayaa sidan oo kale dhowr jeer arrintan uga sheegay fagaarayaal siyaasadeed oo uu khudbado ka jeedinayay.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In