• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Isbadal lagu sameeyay waxaaha amniga ee magaalada Muqdisho

November 12, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar ka tirsan saraakiisha booliska iyo taliyayaasha ciidamada gobolka Banaadir ayaa isbedel lagu sameeyay wixii ka dambeeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Taliska Ciidanka Booliska gobolka Banaadir oo Isbedelkan cusub sameeyay ayaa taliyayaal cusub u magacaabay saldhigyadda degmooyinka Yaaqshiid, Dharkiinley,Hawlwadaag iyo Heliwaa oo kawada gobolka waxaana xilalka laga xayuubay taliyayaashii hore.

Sarkaal lagu magacaabo Xundubey ayaa sidoo kale loo magacaabay Taliyaha qaybta galbeed ee Booliska iyadoona xilkii laga qaaday Qaasim Axmed Rooble oo xilkan horey u hayay.

sbedelkan ayaa kusoo beegmaya xili shalay uu madaxweyne Maxamed Cabdulaahi farmajo uu kulan deg deg ah la yeeshay taliyayaasha kala duwan ee ciidamada kulankaas oo lagu adkeeyay muhiimada ay leedahay In la adkeeyo amaanka guud ee magaalada Muqdisho.

Su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah markasta oo ay qaraxyo iyo weeraro dhacaan waxa kusoo beega in xilalka laga xayuubiyo saraakiil iyo taliyayaal ciidan kuwaasoo laga yaabo in qaarkood ay xilalka hayaan wax ka yar bilo hase ahaate arintan xil ka xayuubinta ayaa dowladu waxa ay u aragtaa isla xisaabtan iyo xalka kaliya ee lagu keeni karo jawi amni oo xasiloon.

Bandhiga Media 2018

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

January 21, 2021
Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In