• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo codsi u dirtay Urur Goboleedka Ganacsiga ee Bariga Afrika

November 14, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa codsi rasmi ah u gudbisay Urur Goboleedka Ganacsiga ee Bariga Afrika oo ay dooneyso in ay xubin ka noqoto.

Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Tanzania Mohamed H. Abdi , ayaa waxaa uu dalkaas kula kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Ganacsiga Bariga Afrika Liberat Mfumukeko.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay codsiga Soomaaliya ee ah ku biirista Ururka Ganacsiga ee ay ku wada jiraan inta badan Waddamada Bariga Afrika.

Liberat Mfumukeko, ayaa sheegay in dhamaadka Bishan Novermber ay khubarro qiimeyn ku sameeya xaaladda Soomaaliya ee xubin ka noqoshada ururkan iman doonaan dalka.

Xeerarka ururkan waxaa ka mid ah in dalka xubin ka noqonaya ay ka jirto dimuqraadiyad,dowlad Wanaag,u hoggaansanka sharciga, dhowridda xuquuqda aadanaha, iyo qodobo kale.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maamulka Mandhera oo sheegay in 50% wadooyinkooda ay Shabaab maamulaan

Maamulka Mandhera oo sheegay in 50% wadooyinkooda ay Shabaab maamulaan

January 16, 2021
Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha

Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha

January 14, 2021
Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimo ee dalka Uganda iyo Ciidan badan oo…

Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimo ee dalka Uganda iyo Ciidan badan oo…

January 14, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In