• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo dib u habeyn lagu sameyn doono

November 15, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) oo waraabhinta la hadlay ayaa sheegay in dib u dhis iyo habeyn lagu sameynayo Ciidamada xoogga dalka.

Taliyaha ayaa waxa uu xusay inay bilaawdeen tababarada lasiinayo Saraakiisha,kuwaas oo bilaaw u noqonaya dagaalka lagula jiro musuq maasuqa.

Ciidamada ayuu sidoo kale uga digay musuq maasuqa,waxaana u sheegay in askarigii lagu arkaa tallaaba laga qaadi doono.

Digniintaan ka soo baxday Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku soo aadeysa xilli Madaxweyne Farmaajo iyo taliyeyaasha Ciidamada ay sheegeen in dib u habeyn lagu sameyn doono Ciidamada.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In