• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed oo la doortay

November 15, 2018
in Ciyaaraha
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Doorashadii 7-aad xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa la soo gaba gabeeyay maanta oo khamiis ah waxaana kusoo baxay C/qani Saciid Carab oo xilkan loo doortay.

Doorashada waxaa Cod ku lahaa guud ahaan 25-ka koox ee dalka ka dhisan iyo saddex urur oo kala ah Ururka macallimiinta, ciyaartooyda iyo kan garsoorka.

Waxaa goobta xaadir ku ahaa masuul dhanka FIFA Ka yimid, wafdi ka socda CAF oo uu hoggaaminayo Saleebaan Waabari oo ka tirsan guddiga fullinta CAF, guddoomiyaasha kooxaha dalka, horjoogayaasha Kubadda cagta ee Maamul goboleedyada iyo marti sharaf kale.

Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka koowaad waxaa loo doortay Cali Shiine, oo ah shaqsi kaalin weyn ka qaatay soo nooleynta kubadda cagta Soomaaliya, halka guddooniye ku xigeenka labaad uu kusoo baxay C/laahi Shiikh Nuur.

Xubnaha guddiga Fullinta ayaa sidoo kale la doortay waxaana kusoo baxay

1:Abuukar Isloow Xuseen.

2: Cabdisamad Shiikh Qaasim.

3: Yaxye Maxamed Abuukar (Aayoow)

4: Cumar Maxamuud Nuur (Mugaambe)

5:AC/laahi Cusmaan Daami.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In