• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Haweeney Muqdisho laga afduubtay 5-bil ka hor oo la soo furtay

November 21, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamo ka tirsan Dowladd Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa uu Bancarfta ayaa xalay soo furtay Haweeney u dhalatay Dalka Germany oo bishii 5aad ee sanadkan laga afduubtay Magaalada Muqdisho.

Sonja Nientiet, oo ka tirsan Hay’adda Bisha Cas ayaa laga soo furtay  koox ku heysatay meel ka mid ah Gobolka Galguduud sida baahisay warbaahinta gudaha.

Lama sheegin khasaare ka dhashay howlgalka ahase ahaatee 6 bilood kaddib Sonja Nientiet ayaa xorriyaddeedii dib u heshay Xalay.

Sonja Nientiet,ayaa laga afduubtay Xarunta Hay’adda Bisha Cas ee Magaalada Muqdisho,waxaana Afduubkaas lagu eedeeyay in ay geysteen shaqaale ka tirsanaa Hay’adda Bisha cas.

Afduubkaas waxaa uu sababay in Hay’adda ay dhinto shaqaalihii ka joogay Soomaaliya sidoo kalena hakad geliso howlihii ay ka wadday Soomaaliya.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In