Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Maamulkaas.
Doorashada Madaxtinimada ayaa dhici doonta 28ka Bishan halka qorshuhu ahaa in ay dhacdo 17ka Bishan laakiin uu dib u dhaca ku yimid.
Guddiga ayaa sidoo kale shaaciyay maalmaha isdiiwaangelinta Musharraxiinta,Khudbadaha usharrixiinta,kulamada Guddiga ee doorashada ka hor.