Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiishay in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta.
Xaaf ayaa sheegay in wasaaradda aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin sax ah.
Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug oo dhanyahay.
@Bandhiga Media
Mogadishu-Somalia