• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Bandow lagu soo rogay magaalooyin katirsan dalka Ciraaq

Bandow lagu soo rogay magaalooyin katirsan dalka Ciraaq

October 3, 2019
in Bandow lagu soo rogay magaalooyin katirsan dalka Ciraaq
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xukuumadda Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa Bandow ku soo rogtay qaar kamid ah magaalooyin dhaca dalkaasi gaar ahaan kuwa Koofureed, oo dibadbaxayo dowladda looga soo horjeedo ay ka dhaceen.

Banaabaxyada oo ah kuwa xoog leh oo rabshada wata waxaa ku dhintay 9 qof iyagoo Saddex maalin oo isku xigta ka socday magaalada Baqdaad iyo meelo kale.

Iska horimaad Arbacadii ka dhacay magaalada Nasriya, waxaa ku dhintay 8 qof oo Askari kamid yahay kadib markii ay ciidamada rasaas ku fureen shacabka ka mudaharaadaya xaalada nolosha dalkaasi iyo musuq maasuqa dowlada uu hogaamiyo Raysalwasaare Adel Abdel Mahdi oo xilka haya muddo 1 sano ah.

Shacabka ayaa sheegaya  inay sii wadi doonaan banaanbaxa ay ku muujinayaan inaysan helin wax adeeg dowladeeda ah oo ay u dheertahay koronto la’aan iyo biyo-yaraan ka jirta magaalooyinka waaweyn, xili dowladda ay Bandow soo rogtay.

Bandhiga Media

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In