• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

October 16, 2019
in Sections
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa cabsi xooggan laga muujinayaa in ay joogsato shaqada garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb oo iminka ah caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.

Masuuliyiin ka tirsan garoonka ayaa xaqiijiyay in walaaca ah in shaqada garoonka ay joogsato ay qabaan taasoo ay u sababeynayaan in xilli roobaad la gelayo, waxayna sababi kartaa dhaqaalaha hoos u dhaca.

Xilliyada roobabka ayaa dhowr jeer waxaa horay u dhacay in biyo badan ay fariistaan garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb taasoo keeneysa in diyaaraduhu ay caga dhigan waayaan garoonkaasi.

Arrintani ayaa haddii ay dhacdo, waxaa ay culeys ku noqon kartaa arrimaha maamul u dhisidda Galmudug sababo la xiriira dib u dhac ku yimaada wafuuddii tegi lahayd magaalada.

Dhanka kale, guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowaan xaafado ka tirsan magaaladaasi waxaa uu ku dejiyay carro oo ku buuxinayo waddooyin ay roobabka biyo dhigi jireen.

Guddoomiye Macallin Nuur Cilmi Garre ayaa sheegay in arrintani ay uga hortagayaan biyaha roobka inay fariistaan magaalada dhexdeeda taasoo caafimaadka iyo bilicdaba wax u dhimeysa.

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka soconaya howlo kale duwan iyo wafdiyo kale duwan ay tagaan had iyo goor.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey safiiradda UK ee Soomaaliya ugu gudbin la’dahay Farmaajo waraaqaheeda aqoonsiga?

Maxey safiiradda UK ee Soomaaliya ugu gudbin la’dahay Farmaajo waraaqaheeda aqoonsiga?

February 28, 2021
Cudur halis ah oo ka dilaacay dalka Kenya

Cudur Geela ku dhaca oo laga cabsi qabo inuu u soo gudbo dadka Kenyatiga

February 28, 2021
Shacabka Soomaaliyeed oo laga qaiyay hal qodob oo muhiim ah oo ku saabsan Heshiiskii Mucaaradka iyo Dolwadda

Shacabka Soomaaliyeed oo laga qaiyay hal qodob oo muhiim ah oo ku saabsan Heshiiskii Mucaaradka iyo Dolwadda

February 28, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In