• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Jose Mourinho oo loo magacaabay Macalinka Cusub ee Kooxda Tottenham Hotspur

November 20, 2019
in Ciyaaraha
0
497
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Macalinkii hore ee Chelsea,Man United,Inter Milan iyo Real Madrid Jose Mourinho aya Jose Mourinho ayaa loo magacaabay macalinka cusub ee kooxda Tottenham qandaraas garaya ilaa sanadka 2023.

Mauricio Pochettino, aya shaqada laga ceyriyay Talaadadii kadib bilow liita oo uu ku bilowday xili ciyaaredkan taaso horseday in Mourinho uu u yeero Levi Madaxweynaha Kooxdaasi.

Pochettino koxda laga ceyriyay ee Tottenham xagaagan waxay fadhiyan kaalinta 14aad ee Premier League isagoo kaliya adkaaday shan kulan xilli ciyaareedkan oo dhan.

Mourinho oo shaqo la’aan aha tan iyo markii laga ceeyriyay shaqadii Old Trafford bishii Diseembar aya dhawanahan waxa u socday wadahadalo u dhaxeya madaxda naadiga iyo Mourinho.

Jose Kulankiisa ugu horreeya ee uu leeyliyo Tottenham waxay noqon doonaa kulan Sabtida uu boqan doono London Stadium iyadoo Spurs ay u safreyso kulankaa kooxda West Ham kulan Premier League ah.

Daniel Levy Gudoomiyaha kooxda ayaa sheegay inuu ka caga jiidayo inuu ceyriyo macalinka reer Argentine, laakiin wuxuu sharaxay go’aankas inu mid loo gaaray  danaha u fiican kooxda

Isaga oo ka hadlayay magacaabistiisa, Jose waxa uu boga kooxdiisa cusub u shegay “aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ku biiro koox leh dhaxal aad u wanaagsan iyo taageerayaal xamaasad le, Tayada labada koox iyo akadeemiyada ayaa iga farxiya, La shaqeynta ciyaartoydan ayaa ah waxa i soo jiitay. ”.

Baahida ugu weyn ee kooxda Spurs aya ah inay hantaan koob iyado ay dhawanahan aysan arag wax tartan ah inkasto ay ahaayen kuwo aad u fiican qaaab ciyaaredkooda gudaha garoonka,laakin tasi ma qancin maamulka,sanadkii dhawaana waxa lagaga adkaaday Champions League.

BANDHIGA MEDIA

MUQDISHO SOMALIA

Share199Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In