• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Denmark oo Syria ka qaaday wiil Soomaali ah oo waalidkiis dhinteen

November 26, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wiil Soomaali ah oo 11 bilood jira ayey dawladda Denmark kasoo bad-baadisay waqooyiga dalka Syria kaddib markii waalidkiis ay ku dhinteen dagaallada wali ka sii holcaya dalkaasi Syria.

Ehellada wiilkaasi ayaa idaacadda ku hadasha afka dowladda Maraykanka u sheegay in wiilkan laga soo qaaday magaalada Erbil, isagoo markiisii hore laga keenay xerada Al-Xuul halkaasi oo lagu xannaanaynayey tan iyo bishii Maarso ee sannadkan.

Xilligaas oo la sheegay inay hooyadiis iyo aabbihiisba ay ku dhinteen Syria, sida la aaminsan yahay.

Keenista wiilkaasi ka sokow waxaa la sheegay in dalka Jarmalka lagu soo celiyey ilaa Saddex gabdhood oo mid ka mid ah asalkeedu yahay Soomaali, halka mid kale oo Jarmal ahna ay u dhaxday nin Soomaali ah oo ay carruur u dhashay.

Colaadaha Syria oo ay saameeyeen shacabweynaha dalkaasi ayaa waxaa haddana jira dad Soomaali ah oo saameyn ay ku yeesheen.

 

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In