• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo kuguuleysatay dhexdhexaadinta beellihii ku dagaallamay Bariga Mudug

December 17, 2019
in Wararka
0
499
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha Ciidamada Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliska qeybta 21-aad Xoogga dalka oo asbuucyadii la soo dhaafay howlo nabadeed u joogay degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ayaa maantay kulan guud isugu keenay beelihii walaalaha ahaa ee ku dagaalamay degaanadaasi.

 

Kulankaan oo ahaa is cafin iyo ka balamida ilaalinta nabad ayaa lagu qabtay Deg-Afbarwaaqo iyadoo sidaas oo kale galabtay socdaal lagu soo dhexmaray degaanka Towfiiq.

 

Taliyaasha ayaa sugida Nabadda u xilsaaray odoyaal iyo saraakiil ciidan oo isugu jira heer Federal heer Galmudug iyo gudoomiyaasha Afbarwaaqo iyo Towfiiq waxayna dhamaantood ka wada shaqayn doonaan sidii loo dhowri lahaa xalka la gaaray.

Share200Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In