• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, April 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Headline

Safiirka Mareykanka ee Somalia oo ku wajahan Kismaayo

February 12, 2020
in Headline
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Yamamoto ayaa saacadaha soo aadan ka degi doona garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ee caasimada gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo uu wadahadallo kula leeyan doono madaxweynaha aan dowladda aqoonsaneyn ee maamulka goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Wararka ayaa sheegaya in wafdiga uu hoggaaminayo Safiirka Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya, Axmed Madoobe ay kala hadli doonaan xaaladda cakiran ee Jubbaland, gaar ahaan xiisada maamulkaasi kala dhexeysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Sidoo kale warar ay heshay Idaacada Bandhiga ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in labada dhinac ay ka wada arrinsan doonaan xaalada wasiirkii hore ee amniga Jubbaland CabdiRashed Janan, oo hadda ku dhuumaaleysanaya xadka Kenya iyo Somalia wadaagaan.

Ammaanka Kismaayo ayaa sidoo kale maanta si aad ah loo adkeeyey, iyadoo qaban qaabadii ugu dambeysay ee loogu jiro soo dhoweynta wafdigaan laga dareemayo magaaladaasi.

Safarka Yamamoto ayaa ku soo aadaya, iyadoo haatan dhaq dhaqaaqyo u dhexeeya dowladda iyo Jubbaland ay ka socdaan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In