• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, February 24, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Deg Deg…Dagaal goordhow ka qarxay Baladxaawo

March 2, 2020
in Sections
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka Bandhiga Media ka helayso Baladxaawo ayaa sheegay in halkaas uu ka qarxay dagaaal u dhexeeya ciidanka Dowladda iyo kuwa daraawiishta Jubbaland

Dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda iyo kuwa taabacsan wasiir janan oo ah daraawiishta Jubbaland ayaa goordhow ka qarxay degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo

Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo rasaas farabadan ay ku dhacayaan xaafadaha magaalada

Dagaalka oo goordhow qarxay ayaa goobjoogayaal u xaqiijiyeen Bandhiga media in uu u dhexeeyo ciidanka dowladda ee dhawaan gaaray gobalka iyo kuwa Jubbaland rasaasta oo sii xoogaysanaysa ayaa la sheegayaa in ay gaarayso Mandera Kenya

Lamana oga ilaa iyo hadda qasaaraha dhabta ah ee ilaa iyo hadda ka dhashay dagaalka.

Waxii kusoo kordha kala soco halkaan.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

February 18, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In