• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Boris Johnson oo shaqadiisa dib ugu laabtay

Boris Johnson oo ka hadlay COVID-19 kadib markii uu dib ugu laabtay shaqadiisa

April 28, 2020
in Boris Johnson oo shaqadiisa dib ugu laabtay
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Raysal wasaaraha UK Boris Johnson oo muddo todobaadyo ah u jiifay xanuunka Covid-19 ayaa maanta oo Isniin ah dib u bilaabay shaqadiisa.

Mr.Johnson ayaa sheegay in hawsha ugu weyn ee hada hortaal ay tahay in go’aan laga gaaro marka la qaadayo xayiraada ay dowladiisa soo rogtay si looga hortago faafida Covid-19, bandowga iyo xayiraadaha saaran ganacsiga dalkaasi ayaa ah mid dhaqaale burbur weyn ku haya wadankaasi.

Boris Johnson ayaan ka dhawaajin xiliga ay qorsheenayaan inay qaadaan xayiraada balse sheegay in hada ay hoos usii dhaceyso tirada dhimashada, walow ay si weyn uga taxadarayaan in cudurkan uusan mar labaad kusoo labo-kacleyn markii shacabka hawlahooda loo fasaxo.

Mogadishu-Somalia

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In