• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka Soomaaliya oo go’aano sharci ah ka qaadaya madaxweyne Farmaajo

Baarlamaanka Soomaaliya oo go’aano sharci ah ka qaadaya madaxweyne Farmaajo

May 9, 2020
in Baarlamaanka Soomaaliya oo go’aano sharci ah ka qaadaya madaxweyne Farmaajo
0
499
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Senator Ilyaas Cali Xasan oo kamid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee laga soo doortay Koofur Galbeed ayaa si kulul uga hadlay xad gudubka ciidamada Itoobiya ka geesteen Bardaale iyo diyaaradii ay halkaasi ku soo rideen.

“Hadda waan fahaney Farmaajoow waxa adiga iyo Abiy Ahmed idinka dhaxeeyo Baarlamaanka Federalka Soomaaliya iyo umada Soomaaliyeed waxa aad  ka qarineysey inaad u sharaxdo laakiin Ilaah ayaa banaanka keeney ceebtaada” Senator Ilyaas Cali Xasan ayaa sidoo kale wacad ku maray in Farmaajo laga qaadi doonaan go’aano sharci oo kadhan ah ku xad gudubka madax banaanida dhulka iyo dhiiga Berdaale uu sheegay in daadintiiisa uu ka dambeeyay madaxweynaha

“Soo gelitaanka Ciidanka Ethiopia ee aan qeeybta ka aheyn AMISOM waxay si cad uga soo horjeedaa sharafta iyo madaxa banaanida dhulka Soomaaliyeed” ayuu yiri Senator Ilyaas oo ka hadlay sheegashada ciidamada Itoobiya iney soo rideen diyaaradii Bardaale ku burburtay ee waday gargaarka caafimaad

Ciidamada Itoobiya ayaa si cad u sheegtay iney diyaaradda dhulka dhigeen iyagoo ku marmar siyooday iney ka shakiyeen

Mogadishu-Somalia

Share200Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

January 24, 2021
Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

January 24, 2021
Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

January 24, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In