• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciidamada dowladda oo iska caabiyay weerar qorsheysan oo kaga yimid Al shabaab

Ciidamada dowladda oo iska caabiyay weerar qorsheysan oo kaga yimid Al shabaab

September 8, 2020
in Ciidamada dowladda oo iska caabiyay weerar qorsheysan oo kaga yimid Al shabaab
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka laga helayo Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in aroortii hore ee saakay uu halkaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa Al shabaab.

Al shabaab ayaa la sheegay iney weerar abaabulan ay kaga soo qaadeen fariisan ay ciidanka ku leeyihiin Balcad taa oo ku kaliftaty ciidanka dowladda iney dib uga gurtaan magaalada.

Al shabaab ayaa la sheegay iney daqiiqado kooban qabsadeen Saldhigga iyo Xabsiga oo ay kasii daayeen dad dambiyo kala duwan loo heestay.

Ciidamada Dowladda waxa ay tageen duleedka Magaalada Balcad oo ay ku sugan yihiin cutubyo katirsan Militariga Burundi oo mas’uul ka ah sugidda ammaanka Degmadaas iyo deegaannada kale ee u dhaw.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Dagaalka ka dhacay Degmada Balcad, waxaa la sheegay in hal asari uu ku dhintay halka la arkay , halka la arkay laba ruux oo shacab ah oo iyana ku dhintay weerarka waxaana jira  dhaawacyo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidanka dowladda ay hadda ku sugan yihiin degmada Balcad islamarkana ay iska caabiyeen weerarka Al shabaab.

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In