• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home English

Khamri lagu qabtay degmo katirsan Gobalka Banaadir

September 8, 2020
in English
0
498
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xaafad katirsan degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir ayaa lagu qabtay maanta dhalooyin farabadan oo maandooriye ah kadib howlgal ay sameeyaan ciidamada amaanka.

Afhayeenka Ciidanka Booliska dowladda Dhame Sadiiq Adan Cali (Duudishe) oo warbaahinta kula hadlay gudaha Saldhiga Kaaraan ayaa waxaa uu sheegay in Ciidanka ay gacanta ku dhigeen gaari nooca xamuulka qaado ah ee loo yaqaano TII AM-ka oo lagu dhex-qariyey qamri badan, kaasi oo ka yimid Gobollada Dhexe ee dalka.

Afhayeenka ayaa sheegay dadkii watay qamriga in ay  baxsadeen, hayeeshee Ciidanka amniga ay ku raad-joogaan, isla markaana gacanta lagu soo dhigi doono.

Dhame Sadiiq Duudishe ayaa tilmaamay in shaqsigii u rarnaa gaariga lagu dhex-qariyay maandooriyaha uusan waxba kala socon, taasina ay ku ogaadeen, kadib markii ay sameeyeen baaritaano kala duwan, iyadoona qamriga la burburiyay.

Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa waxaa uu Carabka ku dhuftay in qamriga iyo maandooriyeyaasha kale ay ka qeyb qaatan amni darrada dalka, isla markaana aan la ogolaal doonin in maandooriye lasoo geliyo dalka.

Mogadishu-Somalia

Share199Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In