• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home "Bahda Cadaaladda wax la iibsan karo ma ahan

Banabax looga soo hor jeedo qorshaha cusub ee dowladda oo ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa

October 15, 2020
in "Bahda Cadaaladda wax la iibsan karo ma ahan, Wararka
0
Banabax looga soo hor jeedo qorshaha cusub ee dowladda oo ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa
502
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa maanta dibad-bax ballaaran ka dhigay degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Dibad-baxayaasha oo u badnaa darawallada ka shaqeeya gaadiidka dadweynaha ayaa cabasho waxa ay ka muujinayeen jidadka weli xiran ee caasimada.


Dadweynaha dhigayaey dibad-baxaas ayaa isugu soo baxay isgoysyada Ex-control Balcad, Soos iyo xaafadda Suuqa Xoolaha.
Sidoo kale waxa ay sheegaan inay ka soo horjeedaan dhagxaanta dhowaan lagu xiray qeybo badan oo ka mid ah wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah dibad-baxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya in gaadiidka BL-ka loo ogolaado jidadka weli xiran ee muhiimka u ah.


Maalin ka hor ayey aheyd markii dowladda Soomaaliya ay ku dhowaaqay inay la furay qaar ka mid ah jidadka, gaar ahaan Makka Al-Mukaramma iyo tan Wadnaha.


Si kastaba ha’ahaatee shacabka Muqdisho ayaa saddexii sano ee la soo dhaafay ka cabanayey xirnaashaha jidadka oo ay dhagaxaan ku goysay dowladda Soomaaliya.


Shacabka mudaaharaadayay ayaa sheegay in dhagaxaantii ay dawladu ka qaaday wadooyinkii dhawaan la furay in hadana wadooyin cusub lagu xiray

Share201Tweet126Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

January 24, 2021
Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

January 24, 2021
Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

January 24, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In